Golaha Wasiirada Somaliland oo ka shiray labo qodob oo xasaasi ah (Sawirro)

Fadhigii  78-aad golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbiximo lagaga dhegeystay wasiirrada Wassaaaradaha, Arrimaha Gudaha iyo horumarinta maaliyadda. Ugu horrayna waxa warbixin laga dhegeystay wasiirka Arrimaha gudaha mudane Maxamed Kaahin Axmed oo golaha xog ka siiyey nabadgelyada guud ee dalka … Continue reading Golaha Wasiirada Somaliland oo ka shiray labo qodob oo xasaasi ah (Sawirro)